| | 148 views

Cabdi Muriidi Ajakis: ”Waxaan ku shiribnaa markii roobka da’o: (Dhulka dhiiqo dhiiqo waaye dhinacaasaa ka mareynaa)…” Dhageyso

Wariye Ikraam Cali Kaar oo ka tirsan wariyayaasha idaacada somaliweyn ee dalka Sweden ayaa waxaa inoo suurta gashay in ay wareysi ka qaadno Cabdi Muriidi Ajakis oo ka tirsan bahda warbaahinta iyo fanaaniinta ku nool magaalada Mogadishi, mar aan ka wareysay taariikh nololeedkiisa faneed ayaa wuxuu u faahfaahiyey idaacada somaliweyn sweden.

Wareysiga oo aad u dheer waxaad ka dhageysan kartaan halka.

Ka dhageyso Halkan