Prof Qude “Dowlada xaq ayey u leedahay in ay ka qaado xil, qofkey rabtana u dhiibi kartaa…” Dhageyso
Prof Abdullahi Axmed Qude oo ka mid ahaan jiray mas’uuliyiinta badanka hotlo badan ka soo qabtay hadii ay ahaan leheed dalka iyo dibaddaba, ayaa bahda somaliweyn radio Göteborg wareysi ay la yeelatay uu ka hadlaalay waxyaabo badan oo siyaasata Soomaaliya ku saabsan hadii ay ahaan laheed arinha ku saabsan wasiiraradii dhawaan xilka laga qaaday iyo arimaha dibada iyo faragelinta ay dowlada qaarkood ay ku hayaan siyaasada soomaaliya.
Wareysigaasi waxaa inlo daadiyinaayey Yoonis Xassan Khaliif oo ah wariyaha Somalweyn radio ee Radio 88 Gothenburg.
Halkan Ka dhageysta: