| | 83 views

Uganda oo dhamaystirtay inay ciidamadeeda Soomaaliya qeyb ka mid ah kala soo baxdo.

Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday sheegtay in ay dhameestirayn la bixitaanka qaybta koobaad ee Ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib hadal ay dhawaan soo saartay Dowladda Uganda.

Uganda ayaa si buuxda ugu sheegtay qoraal au soo saartay inay Soomaaliya kala baxday 281 Askari oo ka mid ah Ciidankeeda ka jooga Soomaaliya taasina ay soo afjareyso wijiga 1aad ee la bixitaanka Ciidamada Uganda.

Dhanka kale Uganda ayaa Soomaaliya waxaa ka joogay Ciidamo gaaraya ilaa 6,000 oo Askari waana Dalkii ugu horeeyay ee Ciidamo keena Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah Howlgalka AMISOM.